

COMPUTER SCIENCE
Flashcard
•
History
•
University
•
Practice Problem
•
Hard
Wayground Content
FREE Resource
Student preview

15 questions
Show all answers
1.
FLASHCARD QUESTION
Front
Masaaxada Guud ee Geeska Afrika
Back
2.5M km²
2.
FLASHCARD QUESTION
Front
KANAAG SUWEYS WAXA LA QODAY SANADKII
Back
1869
3.
FLASHCARD QUESTION
Front
GADAALKA WABIGA NIIL WAXA UU U DHAXEYA: SOMALIA I YO ETHIOPIA, SUDAN IYO SOUTH SUDAN, MASER IYO SUDAN, ETHIOPIA I YO MASER
Back
ETHIOPIA I YO MASER
4.
FLASHCARD QUESTION
Front
Dadka Geeska Afrika waxay ku hadlaan in ku dhow 200 luuqad oo nool, 150 luuqad oo nool, 300 luuqad oo nool, 100 luuqad oo nool
Back
100 luuqad oo nool
5.
FLASHCARD QUESTION
Front
Dadka Oromada ah waxay ka tirsan yihiin kooxaha kushitiga ah waxayna xiriir dhalasho la leeyihiin dadka: amxarada iyo tigrey, cafarta iyo soomali, gamo iyo hadiya, sidama iyo cafar
Back
cafarta iyo soomali
6.
FLASHCARD QUESTION
Front
Jamhuuriyadda Djibouti waxay xor ka noqotay Faransiiska
Back
27-kii Juun 1977
7.
FLASHCARD QUESTION
Front
Cafarta waxay qiyaastii ka yihiin dadka dalka Djibouti
Back
30%
Access all questions and much more by creating a free account
Create resources
Host any resource
Get auto-graded reports

Continue with Google

Continue with Email

Continue with Classlink

Continue with Clever
or continue with

Microsoft
%20(1).png)
Apple
Others
Already have an account?