Search Header Logo

HALXIRAALE

Authored by Muse Abikar

Social Studies

9th Grade

Used 102+ times

HALXIRAALE
AI

AI Actions

Add similar questions

Adjust reading levels

Convert to real-world scenario

Translate activity

More...

    Content View

    Student View

10 questions

Show all answers

1.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

1 min • 1 pt

Waan xiriirsanahay oo is dabajoogaa waxaan markiiba qaadaa dad tio badan,waxaan istaagaa meelo ii go'an,dadku ima amraan,haddaan mar dhaqaaqo ma istaago ilaa boosteejada kale. ma fahamtay cidaan ahay?

Diyaarad

Bas

Tareen

Taksi

2.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

1 min • 1 pt

Waxaan leeyahay afar lugood,dadka korkeeyga ayeey ku fariistaan oo wey i rartaan,caano ayeey iga maalaan,waxaan qatnaan karaa maalmo badan anigoon waxba cabbin. Waxaa la ii yaqaan doontii saxaaraha,Ma taqaanaa magaceeyga?

Faras

Geel

Dameer

Baabuur

3.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

1 min • 1 pt

Waxaan leeyahay socod Winiini,oo waxaan ka warramaa aminka la joogo,waxaan ahay cunsur aad muhiim u ah oo layma mooga,meel walbaan aallaa,waxaan joogaa qiimo kala duwan,waxaan u qaybsamaa kuwo la qaadi karo iyo kuwo la dhigo.Yaad ii maleeysaa?

Gitaar

Saacad

Mobaail

Raadiyo

4.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

1 min • 1 pt

Waxaan ahay xayawaan aad u dheereeya,waxaan yeeshaa midabbo badan,waxaan tunka iyo sayntaba ku leeyahay timo badan,waxaan ku fiicanahay orodka,dadku way igu baratamaan,waxaa si fiican laygy amaanaa suugaanta,markaan codeeynayo waan dananaa. yaan ahay?

Faras

Gorayo

Shabeel

Bakeeyle

5.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

1 min • 1 pt

Ma nooli haddana waxaan u shaqeeyaa sidii wax nool, wixi laygu amro ayaan fuliyaa,mana khaldo, mar waa lay qaataa,marna gurigaa laygaga tagaa ,dadkuna way i jecel yihiin, ayaan ahay?

Kombiyuutar

Tv.

Kalkuleetar(Xisaabiye)

Mobaail

6.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

1 min • 1 pt

Waxaan ahay xayawaan berriga iyo biyahaba ku nool,wajigaygu wuu ballaaran yahay oo kurtumo ayuu leeayahay,markaan afka kala furana wuxuu tagaa laba taako,aad ayaan u cayilanahay,markaan berriga u soo boxo dadku ima jecla,hadaan wax cayrsanayo si dhaqso leh uma soo jeesan karo. car i garo!

Yaxaas

Wiyil

Mas

Jeer

7.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

1 min • 1 pt

Waxaan ahay xayawaan aad u qurux badan,haragayga waxaa aad u jecel boqorrada,tujaarta,iyo madaxdaba,saaxiib lama ihi dabjoogta iyo dadkaba oo waan cunaa,aad ayaan u dheereeyaa dhegahana waa nabtaa,ma jiro xayawaan ila orod ah,shabeelka ayaan qaraabo nahay, meel igu sheeg!

Haramcad

Shabeel

Sagaaro

Gorayo

Access all questions and much more by creating a free account

Create resources

Host any resource

Get auto-graded reports

Google

Continue with Google

Email

Continue with Email

Classlink

Continue with Classlink

Clever

Continue with Clever

or continue with

Microsoft

Microsoft

Apple

Apple

Others

Others

Already have an account?