Search Header Logo

Soomaali

Authored by Ahmed Mohamed

World Languages

6th Grade

Used 25+ times

Soomaali
AI

AI Actions

Add similar questions

Adjust reading levels

Convert to real-world scenario

Translate activity

More...

10 questions

Show all answers

1.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

1 min • 1 pt

Waa maxay Qodob

Qodobku waa eray ama xaraf ka mid ah qaybha hadalka , waxa uu xagga hore ka raacaa magaca.

Qodobku waa eray ama xaraf ka mid ah qaybha hadalka , waxa uu xagga dambe ka raacaa magaca.

Qodobku waa eray ama xaraf ka mid ah qaybha hadalka , waxa uu xagga dambe ka raacaa falka.

Qodobku waa eray ama xaraf ka mid ah qaybha hadalka , waxa uu xagga hore ka raacaa falka.

2.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

1 min • 1 pt

Qodobadan ( ga, ha, ka, iyo a) waxay gadaal karaacaan.

Magac labka ah

Magaca dheddiga ah

3.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

1 min • 1 pt

Qodobadaan ( ta, da, sh) waxay gadaal ka racaan...

magaca Labka ah

magaca dheddiga ah

4.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

1 min • 1 pt

Magaca (Boogta) marka qodobka laga saaro waxa uu noqonayaa sidan soo socota.

Booga

Boog

Boogt

Boogta

5.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

1 min • 1 pt

Magaca (Macasha) marka qodobka laga saaro waxa uu noqonayaa sidan soo socota.

Macal

macale

Macasha

maclash

6.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

1 min • 1 pt

Magac ( Fure) marka qodob lagu daro waxa uu noqonayaa sidan soo socota.

Furaha

Fureyaal

Fureheena

Furayoow

7.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

1 min • 1 pt

Magac ( ul) marka qodob lagu daro waxa uu noqonayaa sidan soo socota.

ulsha

Usha

ulle

Ulooyin

Access all questions and much more by creating a free account

Create resources

Host any resource

Get auto-graded reports

Google

Continue with Google

Email

Continue with Email

Microsoft

Continue with Microsoft

or continue with

Facebook

Facebook

Apple

Apple

Others

Others

By signing up, you agree to our Terms of Service & Privacy Policy

Already have an account?