Search Header Logo

Somaliska

Authored by mohamed Ismail

Other

9th Grade

Used 5+ times

Somaliska
AI

AI Actions

Add similar questions

Adjust reading levels

Convert to real-world scenario

Translate activity

More...

    Content View

    Student View

20 questions

Show all answers

1.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

30 sec • 1 pt

Geelu wuu socdaa haduu ordana wuu

durduriyaa

kadleeyaa

gucleeyaa

biibaa

2.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

30 sec • 1 pt

Fardaha iyo Dameeruhu way socdaan, markay ordayaana way

gurguurtaan

qulqulaan

kadleeyaan am faran fardeeyaan

3.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

30 sec • 1 pt

Masku wuu

gucleeyaa

ordaa

sululuxleeyaa

biibaa

4.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

30 sec • 1 pt

Roobku marka uu da'ayo wuu

onkadaa ama hilaacaa

qayliyaa

duulaa

biibaa

5.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

30 sec • 1 pt

sanadku markuu ahaa 1884 ayaa gumeystayaashii kala ahaa

Maraykan , Iswiidhan ku heshiiyeen in ay Soomaaliya qaybsadaan

Talyaaniga, Farnasiiska iyo Ingiriiska ay ku heshiiyeen in ay Soomaaliya qaybsadan

Masar, Talyaanga iyo Ruushku , ay ku heshiiyeen in ay Soomaaliya qaybsadaan

6.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

30 sec • 1 pt

Hadii aanad go'aan gaadhi karin ------------ tasho

la

ku

ta

kala

7.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

30 sec • 1 pt

Inta aanad go'aanka qaadan ____________ fiirso waxa ka iman kara.

ku

mise

isla

ka

Access all questions and much more by creating a free account

Create resources

Host any resource

Get auto-graded reports

Google

Continue with Google

Email

Continue with Email

Microsoft

Continue with Microsoft

or continue with

Facebook

Facebook

Apple

Apple

Others

Others

Already have an account?