Search Header Logo

C/bulshada

Authored by Mahamed Ismaaciil gmn

Education

1st - 12th Grade

Used 14+ times

C/bulshada
AI

AI Actions

Add similar questions

Adjust reading levels

Convert to real-world scenario

Translate activity

More...

    Content View

    Student View

6 questions

Show all answers

1.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

30 sec • 1 pt

Waa maxay nabaad-guurku?

Nabaad-guurku waa Marka ay carrada lakabka sare ka barakacdo halkii ay markii hore taaley

Nabad-guurku waa markii carrada buubto

Nabguurku waa sheeg aad

Nabad-guurku waa daal

2.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

30 sec • 1 pt

Wax yaalaha keena nabaad-guurka waxaa ka mid ah

dabaysha

daadadka

Labadaba

Midna

3.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

30 sec • 1 pt

Nabad-guurka biyuhu waxa uu baabiiyaa

Kalluunka

Dhul beereedka

baddi

Midna

4.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

30 sec • 1 pt

Dalalka Geeska afrika waxa ay ka kooban yihiin

10

5

7

4

5.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

30 sec • 1 pt

Wadamada geeska afrika waxaa soo gumaystay

Ingiriiska

faransiiska

Talyaaniga

Ingiriiska, faransiiska, iyo talyaaniga

Biljink

6.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

30 sec • 1 pt

Dhaqaalaha wadamadaan waxa uu ku tiirsan yahay ilo kala duwan sida

Kalluumeysiga, xoolaha, beeraha, khayraadka dabiiciga iyo degadaha

Sidaalka,dahabka, luulka

Doonfaarka, digaaga, iyo warshadaha

Beeraha iyo ugaarsiga xoolaha

dalxiiska

Access all questions and much more by creating a free account

Create resources

Host any resource

Get auto-graded reports

Google

Continue with Google

Email

Continue with Email

Classlink

Continue with Classlink

Clever

Continue with Clever

or continue with

Microsoft

Microsoft

Apple

Apple

Others

Others

Already have an account?