Search Header Logo

6E-FINAL

Authored by Abdirizak Macalin

Computers

6th Grade

Used 1+ times

6E-FINAL
AI

AI Actions

Add similar questions

Adjust reading levels

Convert to real-world scenario

Translate activity

More...

    Content View

    Student View

50 questions

Show all answers

1.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

30 sec • 2 pts

CPU waxaa lagu qeexaa in ay tahay

maskaxda computer-ka

Sanduuq yar oo lagu qoro xog       

Qalab sawir lagu qaado

Fariin qoraal ah 

2.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

30 sec • 2 pts

Monitor wuxuu leeyahay shaqo ah:

 Inuu daabaco     

Inuu kaydiyo xogta 

Inuu muujiyo waxyaabaha kombiyuutarka ka socda

Inuu maamulo network

3.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

30 sec • 2 pts

SIM waxaa laga soo gaabiyay:

 Smart Identification Method

Subscriber ID Mudule

Subscriber Identity Module

Midna

4.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

30 sec • 2 pts

PPT waxa uu furmaa marka aad:

Furto PowerPoint

Furto Personal Presentation Text    

Furto Public Presentation Tool

Furto  Power Processing Tool  

5.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

30 sec • 2 pts

Magaca shirkadda sameeysay MS Excel waa:

Apple

Google

Microsoft

Dell

6.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

30 sec • 2 pts

Farqiga u dhexeeya workbook iyo worksheet waa:

Worksheet-ka waa buug dhan

Workbook-gu waa hal bog

Workbook-ku waa midka guud, worksheet waa bogagtiisa

Farqi malahan

7.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

30 sec • 2 pts

Midkee kamid ah oo aan loo isticmaalin PowerPoint?

In lagu daro sawiro 

In lagu qoro warqado xisaabeed

In lagu sameeyo bandhig

In lagu daro qoraal iyo sawir

Access all questions and much more by creating a free account

Create resources

Host any resource

Get auto-graded reports

Google

Continue with Google

Email

Continue with Email

Classlink

Continue with Classlink

Clever

Continue with Clever

or continue with

Microsoft

Microsoft

Apple

Apple

Others

Others

Already have an account?