wayground logo

Free Printable Worksheets

NEW

Font size

S
M
L
XL
Worksheets

Af-soomaali ( aqoon guud oo ku saasan afsoomaaliga)

Total questions: 15

Worksheet time: 10mins

Name
Class
Date
1.

Xayawaanka sawirnka ka muuqdo magaciisa waa....

a)

Jeer

b)

Maroodi

c)

Libaan

d)

Waraabe

2.

Miraha sawirka ka muuqdo waa...

a)

Babaay

b)

Canuuni

c)

Cambe

d)

Isbaandheys

3.

Xayawaanka sawirka ka muuqda waxaa la dhahaa....

a)

Libaax

b)

Harmacad

c)

Geri

d)

Goodir

4.

Geed mireedka sawirka ka muuqda waa _____

a)

Galey

b)

Bataati

c)

Muus

d)

Canuuni

5.

Xayawaanadaan soo socda keebaa dameer farow ah.

a)
b)
c)
d)
6.

sawirada kuu muuqda keebaa ah Goodir

a)
b)
c)
d)
7.

Sawirka kuu muuqda waxaa la dhahaa________

a)

Hangool

b)

Barshin

c)

Gambar

d)

Waran

8.

Sawirka kuu muuqda waxaa loo isticmaali jiray______

a)

Cuntada ayaa lagu walaaqaa marka la karinaayo.

b)

Good ayaa la isga celinaa ama lagu jiidaa.

c)

Waxaa loo isticmaalaa marka la cayaaraayo

d)

Xoolaha ayaa lagu lisaa

9.

Xayawaankaan waxaa lagu magacaabaa

a)

Libaax

b)

Faras

c)

Biciid

d)

Jeer

10.

Miraha kuu muuqda keebaa ah Isbaandheys

a)
b)
c)
d)
11.

Sawirka kuu muuqda keebaa Babaay ah

a)
b)
c)
d)
12.

Sheeg magaca siwrika kuu muuqda

a)

Sar

b)

Mudul

c)

Baraako

d)

Aqal soomaali

13.

Xarfaha afsoomaaliga waxaan ku jirin xarafka.

a)

P

b)

G

c)

H

d)

M

14.

Sawirkan magaciisa waxaa afsoomaali lagu dhahaa.

a)

Fandhaal

b)

Dhiil

c)

Xeero

d)

Hangool

15.

Si taxadar leh u fiiri xisaabtaan, jawaabta waxay noqonaysaa.

a)

19

b)

40

c)

38

d)

43