wayground logo

Free Printable Worksheets

NEW

Font size

S
M
L
XL
Worksheets

Quiz 001

Total questions: 10

Worksheet time: 5mins

Name
Class
Date
1.

Alfabede kaç harf vardır? "Xarfaha luuqadda Turkiga waa imisa?"

a)

8 harf "8 Xarfood"

b)

21 harf

c)

28 harf

d)

29 harf

2.

Alfabenin 18. Harf hangidir? "Waa kee xarafka 18aad ee luuqadda Turkiga?"

a)

L

b)

O

c)

N

d)

P

3.

Son harf hangisi? “Waa kee xarafka ugu dambeeyo xarfaha luuqadda Turkiga?”

a)

Z

b)

V

c)

T

d)

L

4.

Aşağıdaki harfler hangi harf Türkçede bulunmaz? “Xarfahaan hoos ku qoran midkee ayaanan ka mid eheyn xarfaha luuqadda Turkiga?”

a)

P

b)

Q

c)

R

d)

S

5.

Aşağıdaki harfler hangi harf sesli harflerde değildir? “Xarfahan hoos ku qoran midkee ayaanan ka mid eheyn xarfaha shaqalada ee luuqadda Turkiga?”

a)

E

b)

A

c)

C

d)

O

6.

Aşağıdaki harfler hangi harf sessiz harfı değildir? “Xarfahan hoos ku qoran midkee ayaanan ka mid eheyn xarfaha shibanayaasha ee luuqadda Turkiga?”

a)

D

b)

E

c)

F

d)

Ğ

7.

Ünlü harfler kaç harfdır? “Shaqalada luuqadda Turkiga waa imisa xarfood?”

a)

4 harf

b)

8 harf

c)

21 harf

d)

29 harf

8.

Ünsüz harfler kaç harfdır? “Shibanayaasha luuqadda Turkiga waa imisa xarfood?”

a)

4 harf

b)

8 harf

c)

21 harf

d)

29 harf

9.

Kalın ünlü harfler kaç tanedir "Shaqalada adag waa imisa xarfood?"

a)

4 harf

b)

8 harf

c)

10 harf

d)

26 harf

10.

ince ünlü harfler kaç tanedir "Shaqalada jilicsan waa imisa xabo?"

a)

2 harf

b)

6 harf

c)

8 harf

d)

4 harf