wayground logo

Free Printable Worksheets

Font size

S
M
L
XL
Worksheets

Diini

Total questions: 20

Worksheet time: 11mins

Name
Class
Date
1.

Sheeg masjidkii ugu horeeyey ee uu nabiga {NNKH} dhisay ?

a)

Masjidul Ridwaan

b)

Masjidul Xaramka

c)

Masjidul Aqsa

d)

Masjidul Qubba

2.

Waxaad sheegtaa magaalada aan cudurka daacuunku gelin?

a)

Makkah almukarama

b)

Madina Almunawara

c)

Qudus

d)

Ta'if

3.

Sheeg saxaabigii ugu codka macanaa asxaabta nabiga {NNKH} ?

a)

عثمان بن مظعون

b)

عبد الله بن مسعود

c)

ابو موسى الاشعري

d)

عمار بن ياسر

4.

sheeg umada aan aabe mooyee aan awoowe aan lahayn?

a)

Qawmu Caad

b)

Ilma Adam

c)

Qawmu Thamuud

d)

Qawmu Loud

5.

Waxaad sheegta suurada qur`aanka ku jirta ee aayad kastaa oo suuradaa kamida ay ku jirto lafdiga “الله”

a)

An-Nahl

b)

Ya-Sin

c)

Al-Mujadila

d)

Al-Mu'minun

6.

Waxaad sheegtaa masaajidka salaada lagu tukadaa ay u dhiganto ajar cumro?

a)

المسجد الأقصى

b)

المسجد النبوي

c)

المسجد الجامع

d)

مسجد قباء

7.

Kumuu ahaa ninkii dakhray Nebigaﷺ, dagaalkii Uxud?

a)

Ibnu Qimah

b)

Al-Hadrami

c)

ibn al-Jamuh

d)

ibn Nadhar

8.

Waxaa sheegtaa Denbigii ugu horeeyey ee Alle lagu caasiyo?

a)

Kibir

b)

Shirki

c)

Dil

d)

Zino

9.

Waxaad sheegtaa geedka laga sameeyo dharka ahlu jannaha?

a)

شجرة الزقوم

b)

شجرة طوبى

c)

شجر الطلح

d)

شجرة السدر

10.

Halkee ayay ku istaagtay doonti nabi Muse?

a)

Al Juudiyyi

b)

Al Xujuraat

c)

Al Masaraat

d)

Al Jawaadiya

11.

Tobanka maalin ee ugu horeeya bisha ramadaan NABIGA S.C.W. wuxuu ku tilmaamay İnay yihin?

a)

Dambi dhaaf

b)

Raxmad

c)

Hanuun

d)

Naar iska xoreen

12.

Salaatul wusdaa/wusdhaa Salaade ayaa loo yaqaana?

a)

Salaada Subax

b)

Salaada Casar

c)

Salaada Maqrib

d)

Salaada Duhur

13.

Imisa suuradood aya lagu magacaabay magacyo nabi?

a)

8

b)

10

c)

7

d)

6

14.

Waxaad sheegta kalmad carabi ah oo Aad wada taqaananan, kana kooban 24 xaraf hal dhibicna lahayn?

(a)  

15.

Waa kuma saxaabigii ugu horeeyey ee nabiga {NNKH} salaamta islaamka ku salaamay?

a)

العباس بن عبد المطلب

b)

أنس بن مالك

c)

أبو بكر الصديق

d)

أبو ذر الغفاري

16.

Nabigee ayaa lagu naaneesa ابن المفديين?

a)

Nabi Maxamed(NNKH)

b)

Nabi Ismaciil(CS)

c)

Nabi Idriis(CS)

d)

Nabi Yacquub(cs)

17.

Imisa jir ayuu ahaa marku Nabi Suleyman(CS) aabihi xukunka kala waregay?

a)

12 jir

b)

31 jir

c)

21 jir

d)

40 jir

18.

Xayawaanki markhaatiga u noqday nabinimada Nabi MAXAMED(NNKH) kumu ahaa?

a)

Geel

b)

Caaro

c)

Yey

d)

Dhurwaa

19.

قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلْفَلَقِ ١

kalmada ٱلْفَلَقِ macnaheedu wax weye?

a)

Dilaaca waabarka

b)

gudcurka habeenkii

c)

kuwa wax sixra

d)

Adduunka

20.

Maalinti uu ALLAH abuuray dulka waxay ahayd?

a)

Jimce

b)

Isniin

c)

Axad

d)

Arbaca