Font size
WorksheetsUMU-MINHAAJ
Total questions: 16
Worksheet time: 8mins
IMISA JEER AYAA QURAANKA LAGU SHEEGAY العروة الوثقى
1 MAR
5 MAR
2 MAR
6 MAR
SHEEG AAYADA KALIYA E K BILAABATA XARAFAKA ظ SUUARADA EE KUJIRTO
NISAA
BAQARAH
CIMRAAN
RUUM
HALKEE AYUU KUDHASHAY NABI HAARUUN ?
YEMEN
FALASTIIN
MASAR
SAUDI
DAGAALKII MU'TA MARKII AY SHAHIIDEN 3DII SAXAABI YAA CALANKA QAADAY KHAALID KAHOR ?
ABUU CUBEYDA
CALI BINU ABII DAALIB
QAAC QAAAC BINU CAMAR
THAABIT BINU ARQAM
SHEEG NABIGII BOQORKA AHAA
NABI DAAUUD
NABI MUUSE
NABI SULEYMAN
NABI IBRAHIM
SHEEG SAXAABIGII UU RASUULKA UGU DHIIBAY RISAALADA BOQORKII BASRA
AL-XAARITH BINU CUMEYR
CABDULAHI BINU XUDAAFA
XABIIB BINU ZEYD
MUCAAD BINU JABAL
SHEEG ACRAABIGII NABIGA SCW SEEFTA LADUL ISTAAGAY EE YIRI YAA IGA KAA CELINAAYO MANTA
IBNU SALOOL
IBNU QIMAH
ABUU JAHAL
QOWRATH BINU XAARITH
SHEEG BADMAREENKII KU TILMAAMAY SOMALIA MARKUU YIMID magaalo barwaaqo badan, oo baaxad weyn, lahaydna dhismayaal qurux badan, martisoorkana ku fiicnayd.
napoleon
ibnu batuta
al khawarzimi
christopher
saxaaabigii uuku yiri salmaan al -faaris (ilahay xaq buu kugu leeyahay naaftadana xaq bey kugu leeedahay qoyskaagana xaq bey kugu leeyihiiin ee فأعط كل ذي حق حقه) waxa uu ahaa
abuu dujaanah
abuu dar al-qafaari
abuu cubeyda
abuu dar-daa
saxaabigii lala walaaleeyay xaadib ibnu abii baltacah
zeyd binu xaaritha
mucaad binu jabal
cuweym binu sacaadah
caasim binu thaabit
miqdaad binu camar waxaa lala walaaleeyay
cubaadah binu saamit
jacfar binu abii daalib
xanadala binu abii caaamir
cabdullahi binu rawaaxa
sheeg degmada ay kutaaalo xaafad loogu magac daray caasimadaha wadamada aasiya ?
WAABERI
HODAN
YAAQSHIID
SHIBIS
SHEEG DEGMADA AYKU TAALO XAAFAD LOOGU MAGAC DARAY CAASIMADA WADAN KUYAALA KOONFURTA AMERICA ?
BOONDHEERE
KAARAAN
HOWL-WADAAG
XAMAR-WEYNE
SHEEG DEGMADA AYKU TAALO WADADA LOOGU MAGAC DARAY WADAMADA AFRICA MID KAMID AH ?
WADAJIR
DEYNIILE
CABDICASIIS
WAABERI
MAXAAD RAJEYNEYSAA ?
WAXBA
NATIIJO FIICAN
WAAN IS HUBAA
WIXII IISOO BOXO
KAHOOT IYO QUIZIZZ MIDKEE KULA FIICAN ?
KAHOOT
QUIZIZZ
WAA ISKU KEY MID
WARBA KAMA HAAYO 😂
