wayground logo

Free Printable Worksheets

NEW

Font size

S
M
L
XL
Worksheets

su.aalo diidni ah

Total questions: 10

Worksheet time: 5mins

Name
Class
Date
1.

saxaabiga abu hurayra RC magaciisu waa ?

a)

Clraxman ibnu sakhar Rc

b)

Cilaahi ibnu sakhar Rc

c)

Sacad Binu Mucaad Rc

d)

Midna

2.

2) Nabiga Ν.Ν.Κ.Η waxa magaciisa Qu,raanka lagu sheegay

a)

4 mar

b)

5 mar

c)

6 mar

d)

1 mar

3.

3) waa kuma nebiga dhintey ee aan dhalan

a)

Nebi Ciise c's

b)

Nebi Aadam c's

c)

Nebi Yaxye c,s

d)

Midna

4.

4) inte ayuu ku soo degay Qur'aanka ?

a)

Qaaru thawra

b)

Qaaru xiraa

c)

Gurigii khadiija

d)

Dhamaan

5.

5) Nabiga ugu badan ee Qur'aan kariimka ah lagu xusey waa?

a)

Nebi Ciise c's

b)

Nebi Ibraahin c's

c)

Nebi Muuse c's

d)

NNabi Adam c's

6.

6) Nebiga ay Qoomkiisu dhammaan rumeyen waa Alle sw waa?

a)

Yaxye c's

b)

Yuunus c's

c)

Ciise c's

d)

Muuse c's

7.

7) Nebigii ay mucjisaad kiisu ay ka mid ahayd inuu Dayaxa kala barro waa

a)

Saalax c's

b)

Shucayb c's

c)

Maxamed scw

d)

Intaba

8.

9) Nabiga dilaya masiixu dijaal waa?

a)

Nebi Muuse c's

b)

Nebi Ciise c's

c)

Nebi Yuusuf c's

d)

Nabi daa.uud c's

9.

10) Qoraxdu waa ?

a)

اية الكون

b)

اية النور

c)

Midna

d)

Dhamaan

10.

11)Madaahibta Islaamku waa ?

a)

1

b)

2

c)

3

d)

4