wayground logo

Free Printable Worksheets

NEW

Font size

S
M
L
XL
Worksheets

su.aalo diini 5

Total questions: 9

Worksheet time: 5mins

Name
Class
Date
1.

sheeg magaca hashii nebi Maxamed scw uu ku hijrooday?

a)

Bakara

b)

Al raymal

c)

Al Qaswaa

d)

Midna

2.

Quraanka maalintee ayuu soo dagay

a)

Jimce ah

b)

Isniin ah

c)

Khamiista

d)

AXada

3.

Immisa sanno ayuu Qur'aanku sii dagayey

a)

20 sanno

b)

18 sanno

c)

23 sanno

d)

40

4.

sheeg xawayaanka lagu sheegay suuratul Qaashiya

a)

Fardaha

b)

Geela

c)

Ariga

d)

Lo.da

5.

,Sheeg xawayaankii ay casbudeen reer bani Israa'iil ?

a)

Daanyeerka

b)

Dibi

c)

Dameerka

d)

Shinbiraa

6.

Waa maxay Cuntada 1aad Ee Ehlu januhu

a)

Timirta

b)

Malabka

c)

Beerka Nibiriga

d)

Beerka kaluunka

7.

Waa kee shimbirkii La' hadlay Nebi su'laymaan c's

a)

Xamaamka

b)

Gorayada

c)

HUd hudka

d)

Deerada

8.

Waa Immisa darajooyinka jannadu

a)

70 darajo

b)

100 darajo

c)

90 darajo

d)

50

9.

Waa Immisa Al baabada Naartu

a)

6 Albaab

b)

7 Albaab

c)

8 Albaab

d)

1