Search Header Logo

AQOON-SIDE

Authored by ABU_YASIR BILE

Other

Professional Development

Used 1+ times

AQOON-SIDE
AI

AI Actions

Add similar questions

Adjust reading levels

Convert to real-world scenario

Translate activity

More...

    Content View

    Student View

10 questions

Show all answers

1.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

1 min • 10 pts

GABAYGA

WIXII LAQORAA QURUUMA HADHEE,

MUXUU HADAL QIIMO LEEYAHAYEEY.

WAXAA LEH.

ABWAAN AFGUDHIYE

ABWAAN YAMYAM

ABWAAN SANGUB

ABWAAN CABDI SINIMOO

2.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

1 min • 10 pts

GABAYGA

النفس تكي علي الدنيا وقد علمت

ان السلامة فيها ترك ما فيها

WAXA LEH

CALI IBNU ABI DHALIB

CUMAR IBNU KHADAAB

IMAAMU SHAAFICI

XASSAN AL-BASRI

3.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

1 min • 10 pts

MAGACA SAXDA AH EE AWOOWGII NABIGA SCW WUXUU AHAA

CABDUL-MUDALIB

HAASHIM

SHAYBATAL-XAMDI

ABAL-XAKAM

4.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

1 min • 10 pts

NABIGA SCW HOOYADII WAXAY KU DHIMATAY

DHAA'IF

MAKKA

JABALU-DHUUR

ABWAA

5.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

1 min • 10 pts

KOOBKA CIYAARAHA ADUUN 2006 WAXAA QAADAY

GERMANY

ITALY

SPAIN

FRANCE

6.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

1 min • 10 pts

DAGAALKI CARABTA IYO YAHUUDA WUXUU QARXAY

1940

1948

1944

1946

7.

MULTIPLE CHOICE QUESTION

1 min • 10 pts

XARFAHA LABAN-LAABMA EE AFSOOMAALIGA WAA

10 XARAF

8 XARAF

9 XARAF

7 XARAF

Access all questions and much more by creating a free account

Create resources

Host any resource

Get auto-graded reports

Google

Continue with Google

Email

Continue with Email

Microsoft

Continue with Microsoft

or continue with

Facebook

Facebook

Apple

Apple

Others

Others

Already have an account?