
COMPUTER SCIENCE
Authored by Abdirahman Elmi
History
University
Used 3+ times

AI Actions
Add similar questions
Adjust reading levels
Convert to real-world scenario
Translate activity
More...
Content View
Student View
15 questions
Show all answers
1.
MULTIPLE CHOICE QUESTION
30 sec • 2 pts
Masaaxada Guud ee Geeska Afrika
2.5M km²
500,000M km²
3,500,000M km²
1,500,000M km²
2.
MULTIPLE CHOICE QUESTION
30 sec • 2 pts
KANAAG SUWEYS WAXA LA QODAY SANADKII
1868
1869
1867
1865
3.
MULTIPLE CHOICE QUESTION
30 sec • 2 pts
GADAALKA WABIGA NIIL WAXA UU U DHAXEYA
SOMALIA I YO ETHIOPIA
SUDAN IYO SOUTH SUDAN
MASER IYO SUDAN
ETHIOPIA I YO MASER
4.
MULTIPLE CHOICE QUESTION
30 sec • 2 pts
Dadka Geeska Afrika waxay ku hadlaan in ku dhow
200 luuqad oo nool
150 luuqad oo nool
300 luuqad oo nool
100 luuqad oo nool
5.
MULTIPLE CHOICE QUESTION
30 sec • 2 pts
Dadka Oromada ah waxay ka tirsan yihiin kooxaha kushitiga ah waxayna xiriir dhalasho la leeyihiin dadka
amxarada iyo tigrey
cafarta iyo soomali
gamo iyo hadiya
sidama iyo cafar
6.
MULTIPLE CHOICE QUESTION
30 sec • 2 pts
Jamhuuriyadda Djibouti waxay xor ka noqotay Faransiiska
25-kii Juun 1977
28-kii Juun 1977
26-kii Juun 1977
27-kii Juun 1977
7.
MULTIPLE CHOICE QUESTION
30 sec • 2 pts
Cafarta waxay qiyaastii ka yihiin dadka dalka Djibouti
30%
35%
40%
25%
Access all questions and much more by creating a free account
Create resources
Host any resource
Get auto-graded reports

Continue with Google

Continue with Email

Continue with Classlink

Continue with Clever
or continue with

Microsoft
%20(1).png)
Apple
Others
Already have an account?