Wayground logo

Free Printable Worksheets

Font size

S
M
L
XL
Worksheets

Waalidka iyo qaraabada

Total questions: 10

Worksheet time: 5mins

Name
Class
Date
1.

Aabahaa walaalkii

a)

abti

b)

eedo

c)

habaryar

d)

adeer

2.

hooyadaa walaalkeed

a)

adeer

b)

ina adeer

c)

walaal

d)

abti

3.

Hooyadaa walaasheed

a)

macallin

b)

abti

c)

habaryar

d)

eedo

4.

aabahaa walaashiis

a)

hooyo

b)

habaryar

c)

qaraabi

d)

eedo

5.

aabahaa abtigiis

a)

adeer

b)

abti

c)

awoowe

d)

nin kale

6.

Hooyadaa adeerkeed

a)

awoowe

b)

adeer

c)

habaryar

d)

nin weyn

7.

walaalkaa wiilkiisa

a)

abti

b)

adeer

c)

ina adeer

d)

ma garanayo

e)

Eeddo

8.

habaryartaa gabadheeda

a)

walaalo

b)

ilma abti

c)

habrawadaag

d)

ilma adeer

9.

saaxiibkaa/saaxiibtaa eedadeed

a)

waxna

b)

eedo

c)

adeer

d)

walaal

10.

Walaalkaa aabihiis

a)

adeer

b)

eedo

c)

aabe

d)

hooyo